Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Dalka Ingiriiska oo Kaalinta 2-aad Ka Galay Dalalka Kooxahooda Ugu Guulaha Badan Koobka Europe League/Uefa Cup kadib Chelsea oo qaaday Europe League. Kooxaha dalka Ingiriiska ayaa galay kaalinta 2-aad naadiyada ugu guulaha badan koobkan Europe League/Uefa Cup kadib markii kooxda Chelsea ay qaaday koobkan isla markaasna ka dhigtay markii 7-aad…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Taagerayasha Chelsea oo Boorar kusoo qortay Waxan doonaysa Jose Mourinho Ciyaarta Finalka Europe League. Taageerayasha kooxda Chelsea ayaa mar kale muujiyay sida ay u doonayaan Jose Mourinho inuu dib ugu soo laabto Naadigooda Chelsea isla markaasna aan ku qanacsanayn joogitaanka Tababaraha u qaaaday koobka Europe League Ee Rafael Benitez. Ka…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Chelsea oo Markii ugu horeysay ku guulaysatay koobka Europe League kadib Benfica oo ay ka badisay. Naadiga Chelsea aya ku guulaysatay koobka Europe League oo horey loogu magacabi jiray Uefa Cup kadib ciyaartii Finalaha ee Caawa oo ay 2-1 kaga badisay naadiga wadanka Portugal ka dhisan ee Befica. Chelsea oo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Borussia Dortmund iyo Bayern Munich oo kulankii horyaalka isku garab dhacay iyo Lewandowiski oo Borussia Dortmund ka qasaarisay fursad ay ku badin kartay. Kulan aad u xiiso badan oo u dhaxeeeyay kooxaha Borussia Dortmund iyo Bayern Munich oo ah labada koox ee isugu soo haray Finalaha koobka horyaalada yurub ayaa…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
PSG oo C.Ronaldo Doonayso xilli Ronaldo uu ka haray Tartanka Koobka horyaalada yurub. Cristiano Ronaldo ayaa dhawaan balan qaaday inuu sii joogaayo kooxdiisa Real Madrid isla markaasna u dagaalami doonno sidii koobab ugu qaadi lahaa laakin habeenkii Talaadada ayay nadigiisa ku fashilantay oo ay ka hartay tartanka Koobka Naadiyada yurub…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Bayern Munich oo soo gartay Finalkii 3-aad afar sanno gudahod kadib 7-0 ay Barcelona kaga badisay. Kooxda Bayern Munich ayaa 3-0 kaga badisay ciyaar aad u xiiso badneyd oo ka dhacday garoonka Barcelona. Kulankaan oo bilaawday iyadoo Barcelona 4-0 ku hogaaminayso ciyaarta kadib todobaadkii lasoo dhaafay oo 4-0 looga soo…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Jose Mourinho oo Sheegay war ay ku Farxaan Taagerayasha Chelsea kadib markii Qiray inuusan sii joogayn xilliga soo aadan Real Madrid. Tababaraha naadiga Real Madrid Jose Mourinho ayaa sheegay inuusan sii joogayn kooxda Real Madrid xilliga soo aadan isla markaasna uu qorsheenaayo meel ay joogaan dad jecel isaga. Jose Mourinho…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Maxaa laga yiri Kulanka Real Madrid vs Borussia Dortmund. Borussia Dortmund kadib finalka koobka horyaalada yurub ay u soo baxday ayaa waxaa ka hadlay qeybo badan oo kamid ah xidigaha labada naadi. Mats Hummels oo ah daafaca naadiga Borussia Dortmun ayaa sheegay in ay ogaayeen hadii Real Madrid ay gool…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Borussia Dortmund oo u soo baxday Finalka Champions league 16 sanno kadib Real Madrid oo ay ku filnaan waysay labo gool ay dhaliyeen. Labo gool oo soo daahay oo ay dhalisay naadiga Real Madrid ayaa ku filnaan waysay inay u soo baxdo finalaha koobka horyaalada yurub kadib ciyaar aad u…
Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone
Taagerayasha Real Madrid oo kusoo xoomay Baska kooxda Real Madrid. Iyadoo caawa ay ciyaaryan Real Madrid iyo Borussia Dortmudn ayaa taagerayasha kooxda Real Madrid waxaa ay kusoo xoomeen baska ay saran yihiin xidigaha kooxdaas. Baska ay saarnaayeen xidigaha kooxda Real Madrid ayaa goor dhow soo gaaray garoonka iyadoo taageerayasha ay…