Home » Archives by category » Latest News

Xulka junyarka Spain oo ku guuleystay tartanka qaramada Yurub markii duugeen dalka Talyaaniga

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Cayaar iyo farsamo heer sare oo ay soo bandhigeen xulka Junyarka Spain isla markaana oo dhanka goolasha xidig ka ahaa kabtankooda Thiago Alcatara qeybtii hore ee cayaarta ayaa ku filnaaday in Spain ka adkaato qaranka junyarka Talyaaniga markii lagu kala nastay 3-1.   Kabtanka junyarka Spain Thiago Alcatara ayaa laba ka mid…

Xulalka wadamada Iran iyo Kuriyada Koofureed oo ku soo biiray qaramada dalalka usoo baxay koobka aduunka

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulalka wadmada Iran iyo Kuuriyada Koofureed ayaa ka mid noqdey wadamada usoo baxay koobka aduunka 2014ka lagu qabo doono dalka Brazil markii kulan dhex maray labada dal uu ku dhamaaday 1-0 oo ay guusha ku raacday dalka Iran.   Cayaaryahan Reza Ghoochannejhad ayaa noqdey halyeyga Iran markii uu dhaliyey goolka guusha…

Ganaax FIFA oo sugaya xulka dalka aynu deriska nahay ee Itoobiya oo ku dhow in markii ugu horeysay ka qeyb galaan koobka aduunka.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulalka wadanka aynu deriska nahay ee Ethiopia oo markii ugu horeysay taariikhdooda qarka u saaran iney u soo baxaan ka qeyb galka koobka aduunka ayaa waxaa soo wajahay xaalad adag markii gudiga anshaxa ee FIFA fureen kiis ah iney si sharci darro ah u isticmaaleen cayaaryahan 2 jaalle qabay kulankii…

Xulka Australia oo noqday dalkii 2aad ee usoo baxa koobka aduunka markii ay ka badiyeen xulka Ciraaq

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulka Australia ayaa 1-0 kaga badiyey qaranka dalka Ciraaq sidaasna kusoo gaaray finaalaha koobka aduunka ee sanadka soo socda lagu qaban doono dalka Brazil.   Cayaaryahan Joshua Kennedy ayaa noqday halyeyga dalkiisa markii uu halkii gool ay ku badiyeen u dhaliyey 7 daqiiqo ka hor dhammadkii cayaarta taasoo u suura gelisay…

Pirlo oo gool qurux badan iyo guul ugu dabaal degay kulankiisii 100 ee qaranka Talyaaniga

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xidiga qadka dhexe ee Talyaaniga Andrea Pirlo ayaa gool qurux badan oo boloziyoone ahaa iyo guul ugu dabaal degay kulankii 100 ee uu safto isagoo xiran maaliyada qaranka Talyaaniga markii ay caawa 2-1 kaga badiyeen xulka Mexico kulan ka tirsan cayaaraha qaramada qaaradaha ee Confederations Cup.   Pirlo oo 34…

WESLEY SNEIJDER oo diiday inuu dib ula midoobo Jose Mourinho.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

WESLEY SNEIJDER oo diiday inuu dib ula midoobo Jose Mourinho. ciyaaryahanka qadka dhexe wadanka Holland WESLEY SNEIJDER ayaa beeniyay inuu dib ula midoobi doonno Tababarihiisa hore Jose Mourinho oo dhawaanahan lala xiriirinayay. Xidiga calamiga wadanka Holland WESLEY SNEIJDER oo saddex koob la qaaday Tababare Jose Mourinho xiligii kooxda Inter ayaa…

Tababare David Moyes oo 15 ku doonaya Marco van Ginkel.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababare David Moyes oo 15 ku doonaya Marco van Ginkel. Kooxda Man utd ayaa isku dayayso inay ka afduubato kooxda Chelsea saxiixa ciyaaryahanka wadanka Holland Marco van Ginkel. Madaxa Wakiilada Garoonka Old Trafford Jim Laylor ayaa u duulay dalka Turkiga si uu u soo daawado ciyaaryahanka 20 jirka qadka dhexe…

Manchester CIty oo doonayso inay kaga adkaato Man utd saxiixa Robert Lewandowski.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester CIty oo doonayso inay kaga adkaato Man utd saxiixa Robert Lewandowski. Man city ayaa diyaar u ah inay kaga adkaato kooxda oodwadaaga ay yihiin ee Man utd oo si weyn loola xiriirinayay weeraryahanka wadanka Polland Robert Lewandowski. Man city waxay soo bandhigtay lacag dhan 25.5 milyan oo gini oo…

Juventus oo Soo cusboonaysiisay xiisaha Suarez ay u qabtay, Jovatic oo Man city kusii jeedo iyo Arsenal oo u dhow Higuain.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Juventus oo Soo cusboonaysiisay xiisaha Suarez ay u qabtay, Jovatic oo Man city kusii jeedo iyo Arsenal oo u dhow Higuain. Kooxda ah horyaalka Talyaaniga ee JUventus ayaa waxay soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabtay weeraryahanka kooxda LIverpool Luis Suarez kaaasi oo la sheegay inuu diyaar u yahay inuu rabo…

Tottenham,Man utd iyo Man city oo ku dagalamaya Erik Lamela.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tottenham,Man utd iyo Man city oo ku dagalamaya Erik Lamela. kooxda Tottenham ee dalka Ingiriiska ayaa kusoo biirtay xiisaha loo qabo ciyaaryahanka koxda Roma Erik Lamela. Naadiyada Man city iyo Man utd ayaa horey u doonayay ciyaaryahankaas kaasi oo haatan kooxda ka dhisan magalaada London ay doonayso xidigaasi. Wargayska Sunday…

Page 1 of 92123Next ›Last »