Home » Archives by category » Wararka Suuqa

WESLEY SNEIJDER oo diiday inuu dib ula midoobo Jose Mourinho.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

WESLEY SNEIJDER oo diiday inuu dib ula midoobo Jose Mourinho. ciyaaryahanka qadka dhexe wadanka Holland WESLEY SNEIJDER ayaa beeniyay inuu dib ula midoobi doonno Tababarihiisa hore Jose Mourinho oo dhawaanahan lala xiriirinayay. Xidiga calamiga wadanka Holland WESLEY SNEIJDER oo saddex koob la qaaday Tababare Jose Mourinho xiligii kooxda Inter ayaa…

Tababare David Moyes oo 15 ku doonaya Marco van Ginkel.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tababare David Moyes oo 15 ku doonaya Marco van Ginkel. Kooxda Man utd ayaa isku dayayso inay ka afduubato kooxda Chelsea saxiixa ciyaaryahanka wadanka Holland Marco van Ginkel. Madaxa Wakiilada Garoonka Old Trafford Jim Laylor ayaa u duulay dalka Turkiga si uu u soo daawado ciyaaryahanka 20 jirka qadka dhexe…

Manchester CIty oo doonayso inay kaga adkaato Man utd saxiixa Robert Lewandowski.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Manchester CIty oo doonayso inay kaga adkaato Man utd saxiixa Robert Lewandowski. Man city ayaa diyaar u ah inay kaga adkaato kooxda oodwadaaga ay yihiin ee Man utd oo si weyn loola xiriirinayay weeraryahanka wadanka Polland Robert Lewandowski. Man city waxay soo bandhigtay lacag dhan 25.5 milyan oo gini oo…

Juventus oo Soo cusboonaysiisay xiisaha Suarez ay u qabtay, Jovatic oo Man city kusii jeedo iyo Arsenal oo u dhow Higuain.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Juventus oo Soo cusboonaysiisay xiisaha Suarez ay u qabtay, Jovatic oo Man city kusii jeedo iyo Arsenal oo u dhow Higuain. Kooxda ah horyaalka Talyaaniga ee JUventus ayaa waxay soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabtay weeraryahanka kooxda LIverpool Luis Suarez kaaasi oo la sheegay inuu diyaar u yahay inuu rabo…

Tottenham,Man utd iyo Man city oo ku dagalamaya Erik Lamela.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Tottenham,Man utd iyo Man city oo ku dagalamaya Erik Lamela. kooxda Tottenham ee dalka Ingiriiska ayaa kusoo biirtay xiisaha loo qabo ciyaaryahanka koxda Roma Erik Lamela. Naadiyada Man city iyo Man utd ayaa horey u doonayay ciyaaryahankaas kaasi oo haatan kooxda ka dhisan magalaada London ay doonayso xidigaasi. Wargayska Sunday…

Real Madrid,Chelsea iyo Man city oo walli ku dagaalamaya saxiixa Edinson Cavani.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Real Madrid,Chelsea iyo Man city oo walli ku dagaalamaya saxiixa Edinson Cavani. Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa dagaal la galayso mar kale kooxaha reer England ee Chelsea iyo Man city kuwaas oo ay ku dagaalamayaan ciyaaryahan Edinson Cavani. Edinson Cavani oo u dhashay dalka Uruguay ayaa noqday mid…

Kooxda PSG oo 85 Milyan ku doonayso Gareth Bale.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Kooxda PSG oo 85 Milyan ku doonayso Gareth Bale. Naadiga ah horyaalka Faransiiska PSG ayaa diyaarinayso inay kaga adkaato kooxda Real Madrid saxiixa ciyaaryahanka garabka Gareth Bale. PSG ayaa soo bandhigtay lacago dhan 85 milyan oo gini oo ay ku doonayso ciyaaryahanka baalka bidix ee kooxda Tottenham Gareth Bale kaasi…

Man utd,Monaco,Roma iyo Napoli oo ku dagaalamaya Cabaye.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Man utd,Monaco,Roma iyo Napoli oo ku dagaalamaya Cabaye. Kooxaha Monaco,Roma,Napoli iyo Man utd ayaa ku dagaalamaya ciyaaryahanka qadka dhexe kooxda Newcastle Yohan Cabaye. Yohan Cabaye oo 27 jir ah ayaa u ciyaaro kooxda reer England ee Newcastle wuxuuna ciyaaro wanaagsan kazoo bandhigay kulamii naadigiisa uu u ciyaaray xilli ciyaareedkii dhamaaday.…

Barcelona oo Doonayso Fernando Torres.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Barcelona oo Doonayso Fernando Torres. Kooxda Barcelona ayaa ugaarsi ugu jirto weeraryahan xilligii dhalinaya goolal u dhaxeeyo 20 ilaa 25 gool kaasi oo ah Fernando Torres.   Lionel Messi iyo Neymar  kaliya ma noqon doonan waa hogamiyayasha weerarka kooxda Barcelona laakin Fernando Torres ayaa noqon doonno weeraryahan kale oo leh…

Roma oo ku dhawaaqayso Rudi Garcia inuu noqdo Tababaraheeda cusub.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Roma oo ku dhawaaqayso Rudi Garcia inuu noqdo Tababaraheeda cusub. Wararka ka imaanaya dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in kooxda Roma ay si rasmi ah ugu magacaawday macalinkeeda cusub tababarha lagu magacaabo Rudi Garcia. Sida uu baahiyay TV-ga Sky sport Italia Naadiga Roma ayaa shaaca ka qaaday in ay si rasmi…

Page 1 of 68123Next ›Last »